Ciidanka dowladda oo Howlgal ku dilay Sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab Hubna la wareegay

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo kaashanayay kuwa deegaanka ayaa shalay howlgal ka fuliyay tuulooyin hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, degmadaas oo ciidamada huwanta ah maalmo kahor la wareegeen. Howlgalka ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ka fuliyeen tuulooyinka hoos yimaada Ceeldheer ayaa dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana howlgalkaasi khasaaro badan lagu gaarsiiyay dagaalyahannada … Continue reading Ciidanka dowladda oo Howlgal ku dilay Sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab Hubna la wareegay